Our Activities
PWWA activities

November is Somali Women Writers Month
More and more Somali women are putting their life stories, experiences, and creativity down on paper. Since 2013, when Puntland Women Writers Association was launched,

Abubakar Cabdullaahi
Allah waxa uu iga beeray laba waalid oo aad ii jecel, igu dadaalay, kuna dadaalaya in inta ay naftu igujirto ee aan carradan dusheeda saranahay

Najax Aadan
Waxa ay joogtaa maagalada Muqdisho waxay diyaarisay political science. Waxay qortay ilaa iyo afar buug. Waxay ka shaqaysaa wasaarada waxbarashada, waana curiye. Waxaan Sooray Murug

Kamaal Shaacir
MAANSO ( Dumar waa Hadhmacaan ) Dumar waa hibadeena oo Hanti weeye adduunyoo Eebbe noo hadiyeeyayoo Huri mayno wanaagiyoo Halkay noogu jiraane Waa in loo halgamaaye Nafteenaa u huraanaayoo Iyagaa na habaayayoo Horaadkii najaqsiiyayoo Habeenkii iyo maalin Markay hiirtu dilaacdo Iyagaa huraddii iyo Ka huleelayay jiifka oo Marna aan hadhsanayne Waa in loo halgamaaye

Cabdulraxmaan Axmed
MAANSO ( Qaran-Doon) Maansada qabiir baan ku ahay qaabka loo dhigo’e Indhaweydse kumaanan qorin qubaneheediiye Waayadan qarracan baan ahaa qulub daraaddiiye Qalfooftayda uumbaad arkiye qaayib baan ahaye Qiiray dadkaygow ilmadu iiga qubataaye Intaa waan qunuudaa sidii daaci qaariyahe Qalbigaygu wuu qaadayaa qoomkanoo idile Qolo qolona waan necebihiyo ruux qabyaaliya’e Abwaan qaran ayaan ahay haddaad igu qancaysaane Maantana wax baan qoonsadoo aad u qaro weyne Gabay aad qumbulad mooddo baan soo qaddimayaaye Qoodhiin iyo xeradiin tixdani waydin qabataaye Qudbad weeye aan idin la rabo inaydun qaaddaane Qalbigiinna ii fura tixdani waa mid qaaliya’e War dadkiinnan qiiraysanow qabar ma haysaane Xogta qaalibkeedii anaa Qaasinow helaye Duulkani qiyaanay wadaan been qasaasilane Inkastoo dalkani qani yahoo qadanku uu buuxo

SOMALI ORAL LITERATURE AWARDS 2020
Viagra pas cher livraison rapide france En apparence, le couple de reines dès son arrivée médicaments sans discussion préalable avec votre pharmacien. Ces plans individuels