Puntland Women Writers Association

BLOG

November is somali women writers

November is Somali Women Writers Month

More and more Somali women are putting their life stories, experiences, and creativity down on paper. Since 2013, when Puntland Women Writers Association was launched,

SOMALI ORAL LITERATURE AWARDS 2019

GULAYSTAYAASHII 2019 Cabduraxmaan AxmedXasan (AWTAAD) Maanso Gulaystaha – kowaad  ( Qaran-Doon  ) Maansada qabiir baan ku ahay qaabka loo dhigo’e Indhaweydse kumaanan qorin qubaneheediiye Waayadan qarracan baan ahaa qulub daraaddiiye Qalfooftayda uumbaad arkiye qaayib baan ahaye Qiiray dadkaygow ilmadu iiga qubataaye Intaa waan qunuudaa sidii daaci qaariyahe Qalbigaygu wuu qaadayaa qoomkanoo idile   Qolo qolona waan necebihiyo ruux qabyaaliya’e Abwaan qaran ayaan ahay haddaad igu qancaysaane Maantana wax baan qoonsadoo aad u qaro weyne Gabay aad qumbulad mooddo baan soo qaddimayaaye Qoodhiin iyo xeradiin tixdani waydin qabataaye Qudbad weeye aan idin la rabo inaydun qaaddaane Qalbigiinna ii fura tixdani waa mid qaaliya’e War dadkiinnan qiiraysanow qabar ma haysaane Xogta qaalibkeedii anaa Qaasinow helaye

Book Launch – Event 15 July

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit. Aenean commodo ligula eget dolor. Aenean massa. Cum sociis natoque penatibus et magnis dis parturient montes, nascetur

Scroll to Top