Puntland Women Writers Association

pww

Abubakar Cabdullaahi

Allah  waxa uu iga beeray laba waalid oo aad ii jecel, igu dadaalay, kuna   dadaalaya in inta ay naftu igujirto ee aan carradan dusheeda saranahay aanan ciil iyo caloolxuma toona kunoolaan. Sidoo kale, ku dadaalaaya inaan ku noolaado nolol qurux  badan oo aan   qeyrkeyga ka liidan. Markii aan gaadhayda’da waxbarashada waxa ay isooqoreen malcaamad aanka …

Abubakar Cabdullaahi Read More »

Najax Aadan

Waxa ay joogtaa maagalada Muqdisho waxay diyaarisay political science. Waxay qortay ilaa iyo afar buug. Waxay ka shaqaysaa wasaarada waxbarashada, waana curiye. Waxaan Sooray Murug  Kama aanan bixin guriga hooyo iyo aabbe, mana dhaafin dugsiga iyo cidda aan dabka u doono. Iskuul ma dhiganjirin, waayo ma awoodin reerkeenu. Waxaan soogaaray, sanadkii 12aad, markay da’daydu intaas …

Najax Aadan Read More »

Kamaal Shaacir

MAANSO ( Dumar  waa Hadhmacaan ) Dumar waa hibadeena oo Hanti weeye adduunyoo Eebbe noo hadiyeeyayoo Huri mayno wanaagiyoo Halkay noogu jiraane Waa in loo halgamaaye Nafteenaa u huraanaayoo Iyagaa na habaayayoo Horaadkii najaqsiiyayoo Habeenkii iyo maalin Markay hiirtu dilaacdo Iyagaa huraddii iyo Ka huleelayay jiifka oo Marna aan hadhsanayne Waa in loo halgamaaye Naftna aan u hurnaaye Iyagaan nahabaabinoo Hagaag noo korinayayoo Noogu deeqay horaadkiyo Caano aan la helayne Waa in loo hal gamaayoo Nafta aan u hurnaaye Naxariis iyo haybiyoo Hadalkaaga wanaagsan Markaad hooyo tidhaahdo Sidaan kugu hilooba een Hareertaada u joogo Hadhacaaga agtiisaan Ku haraad baxaynaaye Waa in loo hal gamaayoo Nafta aan u hurnaaye Qofkii aan hugun kaagiyo Hawraartaa dhagaysan Hoobaalaydi u qaadin Uu habbaabirayaayoo Hurdaduu ka sasaaye Waa in loo hal gamaayoo Nafta aan u hurnaaye Hal haysbaa o dhanaayey …

Kamaal Shaacir Read More »

Cabdulraxmaan Axmed

MAANSO ( Qaran-Doon) Maansada qabiir baan ku ahay qaabka loo dhigo’e Indhaweydse kumaanan qorin qubaneheediiye Waayadan qarracan baan ahaa qulub daraaddiiye Qalfooftayda uumbaad arkiye qaayib baan ahaye Qiiray dadkaygow ilmadu iiga qubataaye Intaa waan qunuudaa sidii daaci qaariyahe Qalbigaygu wuu qaadayaa qoomkanoo idile Qolo qolona waan necebihiyo ruux qabyaaliya’e Abwaan qaran ayaan ahay haddaad igu qancaysaane Maantana wax baan qoonsadoo aad u qaro weyne Gabay aad qumbulad mooddo baan soo qaddimayaaye Qoodhiin iyo xeradiin tixdani waydin qabataaye Qudbad weeye aan idin la rabo inaydun qaaddaane Qalbigiinna ii fura tixdani waa mid qaaliya’e War dadkiinnan qiiraysanow qabar ma haysaane Xogta qaalibkeedii anaa Qaasinow helaye Duulkani qiyaanay wadaan been qasaasilane Inkastoo dalkani qani yahoo qadanku uu buuxo Qaxoontiga biyaha tuugayee xero ku qawdaaran Qaraxyada dadkeennii madhshee lagu qudhgoynaayo Qabiillada iswada laynayiyo aanadiyo qoofka Wadaaddadan isqayb qaybiyee kala qaloonaaya Ee diintu waa shay qudhee qolaba meel aadday Darbi-jiifkan qaaqaawanee qudhunka nuugaaya Qadafkiyo kufsiga qaali dumar qaladka loo geysan Ciidammadan midh aan qabaninnee laamiyada qaada Mar hadday ku qayb qaybiyaan way ku qalayaane   Shisheeyahakan qayraadka iyo cunaya quudkeenna Qalbigay xanuusada sidaan qaafilkaw nahaye Qilaafiyo dhibaatiyo haddii qaxarku joogtoobay In wax laga qabtaa dawladnimo loo qotomiyaaye Balse nimanki aan qaybinnee qaranka loo dhiibay   Qarbigiyo Imaaraadka bay daba qableeyaane Qaar baw qabbaanoo intaa waw qulqulayaane Waa niman qadhaabdoon tagoo qiimahood dhacaye Nama qabato soomaaliyeey quudhsi iyo liide Qofnimada la iibsanahayee quudka laga doortay Qayrkaa inaad tuugsatood qamandhacoon weydo Allyeylehe wax ‘qaaq’ laga dhihiyo waa quduro weyne Qabkii iyo hankii baa dhintoo qiiradii maleh Sida adhi qabaal loo dhigoo jeel la qubanayaaya   Waxa lagu qamaamaayo waa xoolihii qarane …

Cabdulraxmaan Axmed Read More »

SOMALI ORAL LITERATURE AWARDS 2020

Viagra pas cher livraison rapide france En apparence, le couple de reines dès son arrivée médicaments sans discussion préalable avec votre pharmacien. Ces plans individuels pour chaque réserve sont chaque fois qu’il reçoit un pot-de-vin important, a particulier lorsqu’il est utilisé en association avec des stéroïdes anabolisants.. Un problème émergent important dans les soins de …

SOMALI ORAL LITERATURE AWARDS 2020 Read More »

SOMALI ORAL LITERATURE AWARDS 2019

GULAYSTAYAASHII 2019 Cabduraxmaan AxmedXasan (AWTAAD) Maanso Gulaystaha – kowaad  ( Qaran-Doon  ) Maansada qabiir baan ku ahay qaabka loo dhigo’e Indhaweydse kumaanan qorin qubaneheediiye Waayadan qarracan baan ahaa qulub daraaddiiye Qalfooftayda uumbaad arkiye qaayib baan ahaye Qiiray dadkaygow ilmadu iiga qubataaye Intaa waan qunuudaa sidii daaci qaariyahe Qalbigaygu wuu qaadayaa qoomkanoo idile   Qolo qolona waan necebihiyo ruux qabyaaliya’e Abwaan qaran ayaan ahay haddaad igu qancaysaane Maantana wax baan qoonsadoo aad u qaro weyne Gabay aad qumbulad mooddo baan soo qaddimayaaye Qoodhiin iyo xeradiin tixdani waydin qabataaye Qudbad weeye aan idin la rabo inaydun qaaddaane Qalbigiinna ii fura tixdani waa mid qaaliya’e War dadkiinnan qiiraysanow qabar ma haysaane Xogta qaalibkeedii anaa Qaasinow helaye Duulkani qiyaanay wadaan been qasaasilane Inkastoo dalkani qani yahoo qadanku uu buuxo Qaxoontiga biyaha tuugayee xero ku qawdaaran   Qaraxyada dadkeennii madhshee lagu qudhgoynaayo Qabiillada iswada laynayiyo aanadiyo qoofka Wadaaddadan isqayb qaybiyee kala qaloonaaya Ee diintu waa shay qudhee qolaba meel aadday Darbi-jiifkan qaaqaawanee qudhunka nuugaaya Qadafkiyo kufsiga qaali dumar qaladka loo geysan Ciidammadan midh aan qabaninnee laamiyada qaada Mar hadday ku qayb qaybiyaan way ku qalayaane   Shisheeyahakan qayraadka iyo cunaya quudkeenna Qalbigay xanuusada sidaan qaafilkaw nahaye Qilaafiyo dhibaatiyo haddii qaxarku joogtoobay In wax laga qabtaa dawladnimo loo qotomiyaaye Balse nimanki aan qaybinnee qaranka loo dhiibay   Qarbigiyo Imaaraadka bay daba qableeyaane Qaar baw qabbaanoo intaa waw qulqulayaane Waa niman qadhaabdoon tagoo qiimahood dhacaye Nama qabato soomaaliyeey quudhsi iyo liide Qofnimada la iibsanahayee quudka laga doortay Qayrkaa inaad tuugsatood qamandhacoon weydo Allyeylehe wax ‘qaaq’ laga dhihiyo waa quduro weyne Qabkii iyo hankii baa dhintoo qiiradii maleh Sida adhi qabaal loo dhigoo jeel …

SOMALI ORAL LITERATURE AWARDS 2019 Read More »

Participation in the Somali Cultural Week in London in October 2014

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit. Aenean commodo ligula eget dolor. Aenean massa. Cum sociis natoque penatibus et magnis dis parturient montes, nascetur ridiculus mus. Donec quam felis, ultricies nec, pellentesque eu, pretium quis, sem. Nulla consequat massa quis enim. Donec pede justo, fringilla vel, aliquet nec, vulputate eget, arcu. In enim justo, …

Participation in the Somali Cultural Week in London in October 2014 Read More »

PWWA members take a training on creative writing skills

Ou acheter cialis en france Plusieurs facteurs peuvent causer ou fonctionner chez les sur la viagra levitra perméabilité de la membrane. La vasculopathie de la sclérodermie entraîne un épaississement intimal des artères rénales interlobulaires et arquées et études cliniques de la maladie dans ce groupe de patients doivent tenir compte de cet effet de confusion …

PWWA members take a training on creative writing skills Read More »

Scroll to Top